Afkeenna Bookstore & Publisher

Silsiladii khaliif Shiikh Maxamuud

0.00 kr

Silsiladahaan dood suugaaneedka ahi waxay chaceen sannadihit 1978 ilaa 1982, kuwaas 0o ahaa sannado ay soomaalidu ku sugnayd aalad aad u qallafsan. Waa sannadihi ay aadka u soo muuqdeen halaagga iyo burburka dalku ku sil siqayev. isla markaasna u biloowday kacdoonkit hubaysnaa ee looga soo hor jeeday taliskii kacaanka oo isagu ka dib fashilkiisii dagaalkii lala galay xabishada, bilaabay inuu dad soomaaliyeed dhac iyo xasuuq kula kaco, si u shacaba soomaaliyeed u jaah wareeriyo, ugana quriyo dhibaatooyinka ivo maamul-xumada taliskiisu sababay.

Categories: , ,

Shopping Cart
0
    0
    Your Cart
    Your cart is emptyReturn to Shop